xagal furan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)
Macnaha: